Maanta oo ay taariikhdu tahay 30/08/2020 T/Xigeenka Ciidanka Socdaalka iyo Ilaalada Xuduudaha JSL( G/sare.Maxamed Saleeban X.Xasan) aya Tababar ugu so Xidhay (20)Askari Kuliyada Dugsiga Tababarka Ciidanka Ee Sheekh,kuwaas oo Tababarku u socday Muddo dhan 10 Bilood,Sidoo kalena bartay Shuruucda Ciidanka qaybihiisa kala duwan.
No responses yet