Maanta oo ay taariikhdu taha 28/09/2020Taliyaha Ciidanka Socdaalka Iyo Ilaalada Xuduudaha JSL.S/Guuto Maxamed Cismaan Caalin(Dayib)Iyo saraakiil ay wehelinayaan,Ayaa Tababar Aqoon korodhsi ah ugu soo gabagabeeyay Xurunta Taliska Guud ee Ciidanka Socdaalka 16 hawl wadeen ka tirsan ciidanka socdaalka oo mudo (3) bilood ah tababar ugu socday,Isla markaana ku baranayay Cilmiga socdaalka (Immigration).

Midkamida Hawl wadeenada ka qalinjabiyay tababar socday 4 bilood.
Taliyaha Ciidanka Socdaalka iyo Taliye Xigeenka Ciidanka socdaalka oo Qudbad waano iyo Dhiirigalin ah u jeedinaya ciidanka socdaalka.

Midkamida Hawl wadeenada ka qalinjabiyay tababar socday 4 bilood.
Category
Tags

No responses yet

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *