SHURUUDAHA PASSPOR KA SOMALILAND

TO DOWNLOAD PASSPORT FORM CLICK HERE

  1. WAA INUU YAHAY MUWAADIN SOMALILANDER AH HAYSATAN KAADHKA/AQOONSIGA SOMALILAND.
  2. WAA INUU KASOO QAATO WARAAQADA FARAHA EE C.I.D DA EE XARUNTA HARGEISA 
  3. WAA INUU SOO QAATA WARAQADA DANBI LA AANTA EE XEER ILAALINTA 
  4. WIXII KA YAR 25 JIR WAXAA LOOGA BAHAN YAHAY DAMIIN.

SI AAD FORM KA PASSPORKA USII BUXBUXISO FADLAN KASOO DAJISO HALKAN